Sawirada Munaasabad ay ka qeyb galeen R/W iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo...

Sawirada Munaasabad ay ka qeyb galeen R/W iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Muqdisho ka dhacday

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo wakiilka Q/midoobay u qaabilsan Soomaaliya Amb. Nicholas Kay ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay maalinta nabadda adduunka, taasoo sanadkaan halku dhegeedu ahaa “Aan ku midowno Nabadda”.

pec_1