Ciidamo kala socda Dagmooyinka Bandiiradley iyo Galinsoor Oo Tababar Loo Furay(wararka mudug)...

Ciidamo kala socda Dagmooyinka Bandiiradley iyo Galinsoor Oo Tababar Loo Furay(wararka mudug) – Sawiro

Tababarkaani Maanta loo Furay in ka badan 85 ka mid ah Ciidamada Booliska Galmudug kuwaasi oo laga kala keenaya Dagmooyinka Galinsoor iyo Banadiirley oo kala Tirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaaa manta lagu qabtay dagmada Galisoor oo Dhawaan Loo Sameyay Maamul cusub uu magacaabay madaxweynaha Dowlad Goboledka Galmudug

Ciidamdaani ayaaa waxaa loogu tala galay in ay wax ay ka qabtaan amaanka dagmooyin  loo tababaray maadama ay jiraaan cabasho badan oo mudooyinki dambe ay soo baxeysa dadka rakabka ah ee istiamalo wadadaasi

Galinsoor oo  ah magalo istaraatiiji ah islmarkaana mustqablka dhow la doonayo in ay dib ugu soo laabtaan dadka kuwada noolaan jiray dagmadasi oo hoaray ugu barakacay dagaal ka dhacay hlkasi

Sidoo kale waxaa dib u dhis lagu sameynayaa xarunta taliska ciidamada Booliska ee Dagmada Galinsoor

Hoos ka Daawo Sawirada

86 97 105 128 133 145 163 213 310 413 611 710 1114